alluumiiniyam ogsaydh
(m.l) (-dhyo, m.dh)

(kiim.) Budo cad oo aan biyaha ku milmin. Way la falgashaa asiidhada iyo alkaliyadaba sababta oo ah waa laba-eefle.

Erey(o) la macne ah ereygan ama xiriir la leh alluumiiniyam ogsaydh

_________________________________
Qaab dhismeedka Qaabnaxa: Halkan Ka Eeg
Naxwaha oo kooban: Halkan Ka Eeg